Jeneraal Xuud oo maanta imaanaya Muqdisho lana kulmaya Madaxweyne Farmaajo

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho soo gaaro Jeneraal Abuukar Xuud oo hogaamiya ciidamo ku sugan duleedka magaalada Baladweyne oo si weyn uga soo horjeeday maamulka Hirshabelle uu hogaamiyo Cali Guudlaawe. Taliyaha ciidanka dhulka ee milatariga Soomaaliya Jeneraal Biixi oo wadahadal kula yeeshay magaalada Baladweyne ayaa ku qanciyay Jeneraal Xuud in uu la heshiiyo … Continue reading Jeneraal Xuud oo maanta imaanaya Muqdisho lana kulmaya Madaxweyne Farmaajo